Maalmuhu way wacnaan doonaan somali steemit
Maanta waxaan noqday adhiile maanta waxaan noqday adhi jire barta steemit bari waxaan rajaynayaa inaan noqdo milionere dhanka steemit iyo qaybo kale
Noloshu waa wareegto aduunyada maalmo hadaad faraxdo bari murug ayaa ka danbayn doonta balse noloshu waxay iska farax bari alle ayaa faraj furi doonee
Maanta waxaan eega adhi waxaan rajaynayaa inaan noqdo bari crypto milionere waana hami anigu gaar aan uleehayahay balse cidna lama wadaago taas
Balse mar ayaan xaqiijin doona