Dhacdo layaab leh

in #masaryesterday

FB_IMG_1755743332517.jpg

Booliska Dalka Masar Ayaa Gacanta ku Soo Dhigay Gabadha Lagu Magaco Yasmiin oo Caan Ka Aheed Aalada Tiktok Masaaridana Ay Si Fiican u Yaqaaneen, 3 Sanno Ka Badan Ayey Isticmaalaysay Waxeeyna Haysatay Taageerayaal 100kun kor u Dhaafay,

Balse Yaasmiin Marki La Geeyey Saldhiga Booliska, oo Baariteen Lagu Sameeyey, Booliska Waxeey Ogaadeen inuu Wiil Yahay, Qofka Yaasmiin La Baxay Magaciisa Rasmiga Ahna uu Yahay Maxamuud Yaab,

Bal Ka Waran 100kun oo Accounkiisa Ku Xeran Waxeey u Daawan Jireen Gabadha Ahaan 3 Sanno Kadibna Waxaa La Ogaaday Inuu Wiil Yahay, Kula Tahay Dad Badan oo Sidaan oo Kale Ah In Laga Helaayo Tiktokrs aad taqaano?

Sort:  

Follow me i will shock you