Shirkii Beelaha walaalaha ah uga socday Magaalada Burco ayaa saaka si habsami ah
Shirkii Beelaha walaalaha ah uga socday Magaalada Burco ayaa saaka si habsami ah uga socda goobta shirka, iyadoo ay ka qaybgaleen Weftiga Xukuumadda ee uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed, ayna ka mid yihiin Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyada Dr Sacad Cali Shire iyo Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha iyo horumarinta Kaluumaysiga Siciid Sulub Maxamed.
Waxaa kale oo ka soo qaybgalay maamulka Gobolka Togdheer uu horeeyo Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Maxamed Cabdilaahi Ibraahim (Nafaqo), sidoo kalena Xildhibaano ka tirsan labada Gole iyo Madax-dhaqameedka ayaa ka qaybgalay shirka nabada.
Heshiin hor dhac oo ay gaadheen labada beelood ee walaalaha ah ayay ku kala qaateen aaskii dadkii ku dhintay shaqaaqadii deegaanka Cali Saahid.
Hi !
Please verified yourself from Newcomer's Community by introducing yourself. And then you can start posting everywhere on this platform..
Micro posts are not allowed. Write at least 300 words. Before posting check out the pinned post of Community.
Cc, @jyoti-thelight , @deepak94
https://steemit.com/hive-172186/@fersonjase/achievement1-introduction-to-newcomers-community-fersonjase02-06-2023
Hada ayaan marayaa sharcigii
https://steemit.com/hive-179660/@fersonjase/my-name-is-fersonjase-i-am-from-somalia-this-is-my-success-today-in-the-community-hindwhale