Wasiirka wasarada somalia 🇸🇴

in CCSlast month

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Cabdiraxmaan Yuusuf Alcadaala iyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Cabdiwahaab Cumar ayaa gaaray magaalada Jigjiga ee xarunta Dowlad Deegaanka Soomaali Galbeed oo lagu qabanayo munaasabado lagu xusayo Xeerka Bulshada Ciise, kaas oo ay si wadajir ah u aqoonsadeen dawladaha Soomaaliya, Ethiopia iyo Jabuuti, sidoo kalana ay meelmarisay UNESCO.

Munaasabado lagu waynaynayo Xeerkaan oo ay ka qeyb galayaan masuuliyiin ka kala socda dowladaha Soomaaliya, Jibuuti iyo Ethiopia ayaa lagu qabanayaa magaalooyinka Jigjiga iyo Diridhaba ee dowlad deegaanka Soomaali galbeed.

Mohamed Abdikarim Wagad
#steemit #somalia
1741470945272.jpg

Sort:  
 last month 

Congratulations, your post is upvoted by CCS curation trail from CCS - A community by witness @visionaer3003.

png_20230714_223610_0000.png

"Home is where your heart is !❤️."

cyxkEVqiiLy2ofdgrJNxeZC3WCHPBwR7MjUDzY4kBNr81LgoDfTovZFjKgw6zMQtAnAPjGMC8RWTcjJfJscBJfnwR4Gi8DzYa91VcGQiVQ6nybhCecG6tn97bGn4jfYjj26.png
Vote for @visionaer3003 as witness.